Riix hoos si aad u daawato heeso xamari ah oo fanaan caan ah ka qaadayo meel fagaaro ah oo Soomaali badan isugu soo baxday. Magaaladu waa...Daawo
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/kUg1BKbtGw0.html (view on Google Sidewiki)News about Somali cities including Mogadishu, Baidhowa, Hargeisa, and Kismayo
Saturday, January 30, 2010
Friday, January 29, 2010
Ma aragtay Owr Dhaan ah oo La Rarayo?
on www.Waatv.com - Waxaa Channelka caanka ah ee Sonna.net soo bandhigtay geel la rarayo oo dhaan ah. Linkiga hoose riix si aad u daawato videoga. Waxay kusoo xasuusin waayo waayo! Hadii aadan weligaa baadiyo ku noolaan, video-gan waa kaa ilbixinaa waxyaabaha aad ka fahansaneen dadka reer miyaga ah. Riix linkiga hoose
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/QQUCt5Q2IoY.html (view on Google Sidewiki)Somali Youngsters from United Kingdom (UK) visit Saudi Arabia
ChoiceTV ayaa warbixin ka soo saartay dhalinyaro reer UK ah oo lageeyay magaalada Madina kuwaasoo kormeer lagu geeyay masaajidyada kuyaala magaaladaas sida Quba. Sidoo kale waxaa la geeyay buurta uxud. Waxaa ka dhex muuqda sharaxaad lagu sameeynayo taariikhda iyo dhismaha masjidyada qaarkood. Waa video xasaasi ah. Ka Daawo linkiga hoose.
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/x4j7x9MGdHE.html (view on Google Sidewiki)Youtube is either Addiction or Work
Are you addicted to visiting Youtube.com? or Perhaps you are here to promote something important to you? I am here to do both! :)
in reference to: YouTube - 333miley3's YouTube (view on Google Sidewiki)ChoiceTVSomali Improving the Image of Our Community! Somchat Review
Monday, January 25, 2010
Where is K'naan Warsame now? Tracking the East African Superstar
Monday, 25 January 2010
Fanaanka Caanka ah K'naan Warsame ayaa dhowaan ka qayb qaatay barnaamij lacag loogu aruurinayo dadka reer Haiti kuwaaso dhul gariir wax yeeleeyay. ... Read more...