Monday, May 31, 2010

Hooyo Macaan - Hees U Duceyneysa Hooyada

Waxaan kala garan la'ahay in heestan ku socoto fanaankiisa hooyadiis iyo in ay ku socota dalkeena dhibaateysan. Si kastaba waa hees macaan oo kusoo xasuusineysa markastaa hooyo. Erayo aad ugu quman amaanta hooyada iyo weliba duco ayuu fanaanku isugu darayaa hooyada. Ila dhageyso riix reference linkiga hoose.

in reference to:

"hooyo macaan"
- WaaTV.com Video: somalia - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Saturday, May 29, 2010

Hees Qoomaal iyo Maryan Mursal on WaaTv.com - Hees Macaan

Waa Hees aan Caadi ahayn oo ku saabsan Jaceylka, oo ay qaadayaan Qoomaal iyo Maryan Mursal oo weliba video caalami ah loo sameeyay. Codka macaan ee Maryan ayaa waxaa ka ag dhawaaqaya codka Qoomaal oo sidii hirkii ugu jiibinaya erayada macaan ee isaga iyo Maryan Mursal is dhaafsanayaan. Heestan magaceedu waa... Hoos ka daawo iina soo sheeg. Riix linkiga

in reference to: WaaTV.com Video: somalia - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Friday, May 28, 2010

Shariif Xasan oo loo doortay Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Gudiga Doorashada ayaa ku dhawaaqay in Shariif Xasan uu yahay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii ay u tanaasuleen Musharaxiintii la tar tamayay., Linkiga Hoose ka sii Aqriso Warkii oo Dhan.. Fadlan Riix ref link hoos

in reference to:

"Shariif Xasan oo loo doortay Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya."
- Somali Chat and Blog: Shariif Xasan oo loo doortay Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya. (view on Google Sidewiki)

Wednesday, May 26, 2010

Waa Qaybtii Labaad ee 125 jirka Taariikhdii Soomaaliya Laga Wareystay

Video-gan waa Qaybtii labaad ee Wareysiga Cowke la yeeshay oday 125 jir ah kaasoo ka wareystay arimo badan oo taariikhi ah oo Soomaaliya quseeya. Hoos ka furo

in reference to: WaaTV.com Video: Sonna.net - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Nin Jira 125 Sano oo Soomaali ah oo La Wareystay

Waxaad halkaan ka daawaneysaa video laga soo duubay oday jira 125 sano oo Cowke wareysanyo. Waa wareysi taariikhi ah wuxuuna ka sheekeynayaaSoomaaliya sida ay aheyd waagii uu yaraa. Waa laba qaybood. Qaybtaan waa tii koowaad.

in reference to: WaaTV.com Video: RBhibtfmmfE - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Koobka World Cup-ka oo Cape Town Lagu Soo Bandhigay - Warbixin

Warbixintan waxaa iyadoo video ah nasoo gaarsiiyay C/laahi Ibraahim oo jooga Cape Town kana qayb qaatay munaasabad lagu soo bandhigay koobka ciyaaraha aduunka. Hoos ka daawo ama dhageyso warbixintan.

in reference to: WaaTV.com Video: universaltv - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

50 Heesood oo 2010 Cusub oo Soomaali ah iyo Fanaaniinta Cusub

Webkan Waatv.com ayaan geliyay Hees Cusub. Waxaa tixan 50 heesood oo video badankood loo sameeyay ayna qaadayaan faaniin dibadaha ku kala nool sida Nimco Dareen, Aar Maanta, Fuaad Cumar Yare, Mahamoud Amoore & Zamzam, Fartuun Birimo, Guleed Axmed, Caydurus, Khadiijo Foodey, iyo weliba Farxiyo Fiska iyo fanaaniin kale oo badan. Hoos ka furo liiska heesahaas.

in reference to: WaaTV.com Video: hees cusub - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)